Alshabaab oo sheegatay masuuliadda Weraarkii Xalay Kantaroolka Boosaaso

Alshabaab oo sheegatay masuuliadda Weraarkii Xalay Kantaroolka Boosaaso

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyada weraar xalay saqdhexe lagu qaaday kantaroolka laga galo magaalo ganacsiga Boosaaso ,kaas oo khasaare kadhashay isugu jirra dhimasho iyo dhaawac.

Alshabaab ayaa sheegtay inay weraarkas ay ku qadeen xalay bartaas kantarool ay ku dileen 7 askari halka ay shegeen 11 kale inay ku dhawaceen kadib werara xoogan oo xalay saqdhexe ku qadeen ciidanka.

Kooxda Alshabaab ayaa sare u qaadday weerarada ka dhanka ah ciidamada maamulka Puntland, weerar bishii June, 2017-kii ka dhacay degaanka Af-Urur ayaa sababay khasaare badan oo soo gaaray Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com