Al-shabaab oo sheegtay weerarkii hutel Muna; 33 qof oo dhimasho ah; 6 ka mid ahina ay yihiin xildhibaano baarlamaan.

Muqdisho, Aug 24 – Afhayeenka Al-shabaab, Sh. Cali Dheere oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in Al-shabaab ay mas’uul ka ahaayeen weerarkii lagu qaaday hutel Muna, Muqdisho. Sida la xaqiijiyey waxaa ku dhintay 33 qof oo u badan dad rayad ah oo ka saqaynayey huteelka, halka 6 ka mid ahi ay ahaayeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Somaliya.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com