HomeUncategorized

Al-shabaab oo gacmaha ka goysey laba wiil oo lagu soo eedeeyey falal xatooyo ah.

Beledweyn, Sept 04 – Xarakada Al-shabaab ee ka talisa gobolka Hiiraan ayaa meel fagaare ah gacmaha kaga goysey 2 wiil oo da’adoodu ahayd dhawr iyo labaatan jirro, laguna soo eedeeyey in ay galeen falal xatooyo ah. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Baahin: Axad, Apr 01, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan dagaallo ka dhacay Sool & Cayn; Khaatumo oo tafaasiil ka bixisay khasaaraha dagaalka; M/weyne Siilaanyo oo nabad ku baaqay; Puntland oo ku eedaysay Somaliland hurin colaadeed; M/weyne Faroole oo qaabilay wafti uu hogaaminayo danjiraha Turkiga u fadhiya Somaliya; Sh. Aways oo cambaareeyey Al-shabaabka uu hoggaankooda ka tirsan yahay, kana dayriyey banaysiga dhiigga ummad Islaam ah.
Askari horay uga mid ahaa Sirdoonka Mareykanka oo lagu eedeeyay inuu qorsheenayay inuu ku biiro Al-Shabaab
KENYA:Al-shabaab Awood ayey ku Leedahay Xeryaha Dhadhaab

Beledweyn, Sept 04 – Xarakada Al-shabaab ee ka talisa gobolka Hiiraan ayaa meel fagaare ah gacmaha kaga goysey 2 wiil oo da’adoodu ahayd dhawr iyo labaatan jirro, laguna soo eedeeyey in ay galeen falal xatooyo ah.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: