Afhayeen Jakuula: “Dagaalku Dhulballaarsi buu Ahaa Waana Suurtoobi Waayey” (dhegayso)

Afhayeen Jakuula: “Dagaalku Dhulballaarsi buu Ahaa Waana Suurtoobi Waayey” (dhegayso)

Afhayeenka Maamulka Gobolada Dhexe, Muxuyadii Cali jimcaale ”JAKUULA”, oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey dagaalada ka soconaya Gobolada Dhexe gaarahaan dagalkii maanta ka dhacay deegaanka Mareerguur.

Afhayeenka ayaa ku eedeeyey in Maamulka Galmudug ay soo qaadeen Dagaalkaas. Sidoo kale Afhayeenka Maamulka Gobolada Dhexe Muxuyadii Cali jimcaale ”JAKUULA” ayaa ka gaabsaday jiritaanka wadahadalo siyaasadeed oo u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Kan Gobolada Dhexe.

Xuseen Cabdi Madar ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com