Mid ka mid ahaa ergadii dooratay baarlamaanka oo lagu dilay Baladwayne

HomeWararka

Mid ka mid ahaa ergadii dooratay baarlamaanka oo lagu dilay Baladwayne

Rag hubaysan ayaa xalay magaalada Baladwayne ku toogtay Cabi Cali Gareen oo ka mid ahaa xubnihii doortay baarlamaanka Soomaaliya ee Hirshabeelle kasoo galay. Kooxihii dilka gaystay ayaa baxsaday, mana jirto dad loo soo qabtay.  

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo Hoygiisa Ku Booqday Islaan Ciise Islaan Maxamed (Sawiro)
Dowlada Somaaliya oo Heshiis la Gashay Hay’adda ICAO
Barardheere: Caruur badan oo u geeriyooday cuduro ka dilaacay Jubbada Hoose

Rag hubaysan ayaa xalay magaalada Baladwayne ku toogtay Cabi Cali Gareen oo ka mid ahaa xubnihii doortay baarlamaanka Soomaaliya ee Hirshabeelle kasoo galay.

Kooxihii dilka gaystay ayaa baxsaday, mana jirto dad loo soo qabtay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: