Qaraxii labaad oo kadhacay Muqdisho, saacado kadib furitaankii waddooyinka

Sarkaal sare oo katirsan ciidamada booliska ayaa lagu dilay qarax lagu xiray gaarigiisa, waana falkii sadexaad oo qaraxyo ah oo dad lagu dilo magaalada Muqdisho maantay oo kaliya, iyadoo shalay ahayd markii guddiga amniga uu furay waddooyinka magaalada oo dowladda cadaadis balaaran kala kulantay siyaasiyiin iyo dad ku sugan Muqdisho oo dowladda ku eedeeyey iny waddooyinka ay xirto.

Sarkaalka geeriyooday ayaa lagu sheegay magaciisa Cabi Shooshow, waxaana ku dhaawacmay laba ruux oo rayid ah oo marayay goobta uu gaariga ku qarxay iyo mid ka mid ah ilaaladiisa.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Qaraxii labaad oo kadhacay Muqdisho, saacado kadib furitaankii waddooyinka”

  1. NuurkaNederland

    YAA INA QARXIYA?.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100%HE WAS MOSSAD AGENT. ISN’T MOSLIMS.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANS.
    ISIS MADE IN ISRAELI,
    WHY NOT? ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL!.
    GO FUCK YOUR SELF.

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com