Site icon Radio Daljir

Mid ka mid ahaa ergadii dooratay baarlamaanka oo lagu dilay Baladwayne

Rag hubaysan ayaa xalay magaalada Baladwayne ku toogtay Cabi Cali Gareen oo ka mid ahaa xubnihii doortay baarlamaanka Soomaaliya ee Hirshabeelle kasoo galay.

Kooxihii dilka gaystay ayaa baxsaday, mana jirto dad loo soo qabtay.

 

Exit mobile version