Dowlada Somaaliya oo Heshiis la Gashay Hay’adda ICAO

HomeWararka

Dowlada Somaaliya oo Heshiis la Gashay Hay’adda ICAO

Nairobi xarunta dalka Kenya waxaa heshiis ku kala saxiixday Hay’adda maamusha hawada Soomaaliya ICAO iyo Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed C

DFS oo si adag uga jawaabtay Qoraaladii ka soo yeeray Beesha Calaamka
Jowhar oo laga bilaabay Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Nairobi xarunta dalka Kenya waxaa heshiis ku kala saxiixday Hay’adda maamusha hawada Soomaaliya ICAO iyo Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad (Oomaar).

Heshiiskaas ayaa ahaa sida Dowladda Soomaaliya iyo ICAO ay uga wada shaqeyn lahaayeen sida ugu dhaqsiyaha badan in loo soo wareejiyo maamulka Hawada Soomaaliya.

Maxamed C/laahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay in duhurnimada maanta la dhameystiri doono heshiiska ay kala saxiixdeen ICAO iyo Dowladda Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: