Musharaxinta Madaxweynaha Hiirshabele oo Maanta Khudbado Kajeedinaya Jowhar

HomeWararka

Musharaxinta Madaxweynaha Hiirshabele oo Maanta Khudbado Kajeedinaya Jowhar

Waxaa Magaaladda Jowhar ee Xarunta Maamulka Hiirshabele maanta ka bilaabanaysa Wajiga labaad ee khudbadaha Qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa xil

Khayre oo Muqdisho ka Daahfuray Shir Aayotalinta Isgaarsiinta Soomaaliya
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo caalamka oo maanta laga ciidayo maalinta 1aad

Waxaa Magaaladda Jowhar ee Xarunta Maamulka Hiirshabele maanta ka bilaabanaysa Wajiga labaad ee khudbadaha Qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha Hiirshabeele.

Barlmaanka Hiirshabele ayeey Musharixintan khudbadaha ka horjeedin donaan ,waxaana shalay khudbado jeediyeey waxyaabaha ay qabanayaan ilaa 3 musharax oo ka sheegay Barlamaanka hortiisa waxyaabaha ay qaban donaan hadii Mar la doorto.

Ammaanka magaalada Jowhar gaar ahaan xarunta Doorashada ayaa aad loo adkeeyay, si uusan u dhicin falal ka baxsan amniga inta lagu guda jiro arrimaha Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.

Dhinaca kale Maalinta Sabtida ah ayaa la filayaa in ay Si rasmi u dhacdo Doorashada Madaxweynaha ,taas oo shacabka Hiirshabeele indhaha ay kala socdaan dhaq dhaqaaqa kasocda Jowhar,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: