Hogaanka Xafiiska isku Xirka Booliska & Bulshadda Puntland oo ka hadlay Waxyabahay Qabtaan (dhegayso)

HomeWararka

Hogaanka Xafiiska isku Xirka Booliska & Bulshadda Puntland oo ka hadlay Waxyabahay Qabtaan (dhegayso)

Gashanle Sare Cabdirashiid Cadceed Geele Hogaanka Xafiiska isku Xirka Booliska & Bulshada Puntland ayaa Waraysi uu siyeey Radio Daljir ,wuxuu kaga had

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo Khartoum ku wajahan
Mareykanka oo Ciidamadiisa kala baxaya Saldhigga Bagram ee Afghanistan
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Gashanle Sare Cabdirashiid Cadceed Geele Hogaanka Xafiiska isku Xirka Booliska & Bulshada Puntland ayaa Waraysi uu siyeey Radio Daljir ,wuxuu kaga hadlay Xafiiskooda waxyaabaha uu qabto.

Wuxuu sheegay in Xafiiskan la Aas asay 2014,isago sheegay in waxyaabo badan uu u qabto shacabka Puntland,gaar ahaan dhinaca Arimaha Bulshadda oo kisaaska kufsiga ay kujiraan.

Axmed Sheekh Maxamed Tall Man Ayuu u Waramay

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: