Barardheere: Caruur badan oo u geeriyooday cuduro ka dilaacay Jubbada Hoose

HomeWararka

Barardheere: Caruur badan oo u geeriyooday cuduro ka dilaacay Jubbada Hoose

Caruur badan oo da’dooda ay ka yartahay 5 sano oo si ba’an ay u hayaan xanuunnada Jadeecada iyo shuban biyoodka oo ka dillaacay magaalooyinka Jamaame

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan La Qaatay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka (Sawirro)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caruur badan oo da’dooda ay ka yartahay 5 sano oo si ba’an ay u hayaan xanuunnada Jadeecada iyo shuban biyoodka oo ka dillaacay magaalooyinka Jamaame iyo Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dabiibayaa isbitaalka guud ee magaalada Kismayo.

Ku dhowwad 10 carruur ah ayaa xanuunnada ugu geeriyooday magaalada Jamaame.

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in cuduro iyo biyo la’aan baahsan ay ka jirto deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

iskuduwadaha wasaarada wasaarada Caafimaadka ee gobolka Jubbada Hoose ee Maamlka Jubbaland ayaa sheegay in ay xaalad aad u adag ay ka jirto deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0