Sidee imtixaanka loogu guulaystaa? (dhegayso)

Sidee imtixaanka loogu guulaystaa? (dhegayso)

Imtixaanka oo guul waawayn la higsado waxay ka mid yihiin waxyaabaha ay higsadaan ardayda iskuulada iyo jaamacadaha ee waxbarta, balse waxaa kalle duwan farsamooyinka loo adeegsado guulaha in la xaqiijiyo imtixaanaadka.

Haddaba Siciid Xasan Jaamac oo kaalinta koowaad ka galay imtixaanka kumanaan arday dugsiyada Puntland ayaa ka waramaya, sidii ay ugu suurta gashay inuu kaalinta koowaad ku guulaysto iyo tilaabooyinkii uu qaaday.

Maxamud Fantastic oo ku sugan Qardho ayaana waraystay Siciid oo katirsan ardayda dugsiga sare Najax Bossaso, hoos kadhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com