Dowladda Somaaliya oo laga codsaday u kuurgalka dhalinyaro ku xiran xabsiyadda Tanzania (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Somaaliya oo laga codsaday u kuurgalka dhalinyaro ku xiran xabsiyadda Tanzania (dhegayso)

Dalka Tanzania gaar ahaan Xabsiyadda Dalkaas Waxaa ku xir xiran dhalinyaro Somaliyeed oo loo haysto dambiyo kala duwan, kuwaas oo Sanado baddan ku xir

Arday gaaraysa 510 Arday oo u fariistay Imtaxanadka Jamacadda Bariga Africa Gaalkacyo (dhegayso)
Gudiyada Joogtada ah ee Barlamaanka DFS oo Gudoomiyayaal Doortay (DHEGAYSO)
Qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay

Dalka Tanzania gaar ahaan Xabsiyadda Dalkaas Waxaa ku xir xiran dhalinyaro Somaliyeed oo loo haysto dambiyo kala duwan, kuwaas oo Sanado baddan ku xiran dalkaas.

Qaar kamid ah Eheladda Dadkaas oo Daljir la hadlay ayaa ka codsaday Madaxda ugu saraysay Dowladda Somaaliya inay kaalin muhiim ah ka qaatan sii deynta maxaabiista.

Wariye Cabdulqaadir Yuusuf Irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho ka soo diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: