Qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay

HomeWararka

Qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay

Qarax xoogan ayaa goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Inta udhaxaysa Isbitaal Madiina & Villa Baydhabo sida uu kusoo waramayo wariy

Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Taliyaha Saldhiga Booliska Garowe oo ka hadlay Shaqaaqo xalay Garowe kadhacday (dhegayso)
Xubinta Sicirka Iyo Suuqa Burtinle

Qarax xoogan ayaa goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Inta udhaxaysa Isbitaal Madiina & Villa Baydhabo sida uu kusoo waramayo wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waabari oo halkaasi kusugan.

Qaraxan waxaa lala eegtay kolonyo katirsan ciidamada Amisom oo marayay wadda, waxaan isku qarxiyay ruux naftii halige ah oo waday gaari NOOHO ah.

Lama oga ilaa iyo haaran qaraxan khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee uu geystay.
Ciidamada Booliska ayaa goobta la wareegay.
La soco faahfaahinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: