Arday gaaraysa 510 Arday oo u fariistay Imtaxanadka Jamacadda Bariga Africa Gaalkacyo (dhegayso)

Waxaa maalinti Afaraad kasocda Xarunta Jaamacadda Bariga Africa Gaalkacyo Imtaxanadka Dhowr kuliyadood,iyado arday gaaraysa 510 arday ay sanadkan u fariisteen Imtaxankan.,

Wariye Cabdulaahi Axmed Xirsi shaati Cadde ayaa Warbixintan Xarunta daljir Gaalkcyo kaso diray.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com