Ra’iisul Wasaare khayre oo ka hadlay Qorshaha Sanadkan Cusub ee Xukumadiisa (dhegayso)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare khayre oo ka hadlay Qorshaha Sanadkan Cusub ee Xukumadiisa (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kawarbixisay waxyaabihii uqabsoomay sanadkii tagay iyo waxyaabaha uqorshaysan

Janaraal Koronto oo loo magacaabay Taliyaha Qaybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka
Maamulka iyo Nabadoonada Gaalkacyo oo ka hadlay dil kadhacay Miyiga Gobalka Mudug (dhegayso)
Maamulka Somaliland oo War cusub ka soo saaray Covid19

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kawarbixisay waxyaabihii uqabsoomay sanadkii tagay iyo waxyaabaha uqorshaysan sanadkan Cusub ee 2018.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in mudo kayar halsano oo ay wadanka jogeen waxbadan ay dalka iska badaleen ayna bixiyaan bilkasta mushaharadka Ciidamada dowlada iyo Shaqaalaha Rayidka ah ,waxaana uu sheegay in ay waxbadan ka qabteen Amniga iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: