Maamulka iyo Nabadoonada Gaalkacyo oo ka hadlay dil kadhacay Miyiga Gobalka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka iyo Nabadoonada Gaalkacyo oo ka hadlay dil kadhacay Miyiga Gobalka Mudug (dhegayso)

Maamulka dagmada Galkacyo iyo saxiixayaashii hishiiskii nabadaynta Galkacyo 17 bishan ee dhinaca Puntland ayaa ka hadlay weerar dhimasho iyo dhaawac g

DFS oo diyaarado gargaar sida geysay degaano katirsan Gobolka Hiiraan
Hay’adda shaqaalaha rayidka ee Puntland oo Imtaaxno ka qaaday shaqaale Cusub
Wararkii u dambeeyay Xaalada Beledxaawo

Maamulka dagmada Galkacyo iyo saxiixayaashii hishiiskii nabadaynta Galkacyo 17 bishan ee dhinaca Puntland ayaa ka hadlay weerar dhimasho iyo dhaawac gaystay oo ka dhacay miyiga dagmada Galkacyo.

saxiixayasha Puntland iyo nabadoonada ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan ragii weerarkaasi gaystay ayna diyaar u yihiin adkaynta hishiiskii ay gaareen Puntland iyo Galmudug.

Duqa Dagmada Galkacyo ee Puntland Maxamuud Yaasiin Tummey ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabada ka Puntland ahaana ay gacanta ku hayaan dambiilayasha falka gaystay .

Warbixintan Wariye shaafici Cabdulqaadir ayaa Gaalkacyo kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: