Janaraal Koronto oo loo magacaabay Taliyaha Qaybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

Janaraal Koronto oo loo magacaabay Taliyaha Qaybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Cabdiwali Jaamac Xuseen Gorod ayaa maanta Sareeye Guuto Janan Maxaamud Macallin (Koronto) u magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga ee Qeybta 27-aad.

Qaybta 27aad ee Ciidanka Xooggu waxa ay hoos imaanaya Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe (HIRSHABEELLE).

22 Akt 2017 ayaa Janaraal Koronto waxaa loo magacaabay Abaanduulaha Qaybta 12-ka April ee Ciidanka Xoogga Dalka, 3 Bilood gudahood ayaana mar kale la sii dalacsiiyay.

Generaal Koronto Waa shaqsi aan ku aqaan karti, khibrad, ammaano, aqoon, iyo waayo-aragnimo buuxda. Allaha ku asturo mas’uuliyadaan culus.

  

Adviser: Media Communication Ministry Of Defense Federal Government Of Somalia

Facebook Account | https://www.facebook.com/mohamedabdulaahi.ali
Twitter Account | https://twitter.com/kooshin2017
Skype Account | Skype | Mohamed.kooshin
Office: | Garowe | Muqdisho
Tell: +252907759313 | +252612679755
http://mod.gov.so/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com