Ururka Haweenka Sagaalka gobol ee Puntland oo ka hadlay Qorshahooda Sanadka Cusub (dhegayso)

Khadro Warsame Guddoomiyaha Haweenka Sagaalka gobal ee Puntland oo maanta Waraysi sinaysay Radio Daljir ayaa ka hadashay waxbqadka Sanadki tagay iyo qorshaha sanadkan Cusub.

Dhinaca kale waxay sheegtay in sanadki tagay ururka haweenka sagalka gobal ee Puntland ay qabteen macaawinaayin la siyaay dadkii abaarta soo barakicisay,waxayna sido kale sheegtay inay u gurmadaan oo quudiyaan dadka danyarta ah.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo ku sugan Xarunta Daljir Garowe ayeey u warantay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com