Ra’iisul Wasaare khayre oo ka hadlay Qorshaha Sanadkan Cusub ee Xukumadiisa (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare khayre oo ka hadlay Qorshaha Sanadkan Cusub ee Xukumadiisa (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kawarbixisay waxyaabihii uqabsoomay sanadkii tagay iyo waxyaabaha uqorshaysan sanadkan Cusub ee 2018.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in mudo kayar halsano oo ay wadanka jogeen waxbadan ay dalka iska badaleen ayna bixiyaan bilkasta mushaharadka Ciidamada dowlada iyo Shaqaalaha Rayidka ah ,waxaana uu sheegay in ay waxbadan ka qabteen Amniga iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com