Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Somaaliya oo baaraya Xadgudubka kenya ee Baladxaawo (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Somaaliya oo baaraya Xadgudubka kenya ee Baladxaawo (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Somaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay gaaray Magaaladda Doolow ee gobalka Gedo Somali

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo soo saaray Jadwalka Cusub ee doorashada Aqalka Hoose
Dagaal kooban oo ka dhacay kontoroolka duleedka Bosaaso
Laascaanood: Genaraal Siyaad oo la dardaarmay Ciidanka Xasilinta SSC-Khaatumo

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Somaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay gaaray Magaaladda Doolow ee gobalka Gedo Somaliya,iyado baaritaan rasmi ah ku samayn donaan xadgudubka dhul balaarsiga ah ee la sheegay in dowladda kenya waddo.

Wasiirka oo kamid ah Wafdi xaqiiqo raadin ah ayaa baaritaanadooda bilaabaya maanta,waxaana jirra kulamo uu wasiirka la qaadan doono shacabka doolow iyo Baladxaawo ,si uu kala hadlo arrimaha kenay xiisada inay kadhalato.

Hoos kahdgegayso Wariye Cabdulqaadir irshaad oo Warbixintan Muqdisho Kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: