Site icon Radio Daljir

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Somaaliya oo baaraya Xadgudubka kenya ee Baladxaawo (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Somaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay gaaray Magaaladda Doolow ee gobalka Gedo Somaliya,iyado baaritaan rasmi ah ku samayn donaan xadgudubka dhul balaarsiga ah ee la sheegay in dowladda kenya waddo.

Wasiirka oo kamid ah Wafdi xaqiiqo raadin ah ayaa baaritaanadooda bilaabaya maanta,waxaana jirra kulamo uu wasiirka la qaadan doono shacabka doolow iyo Baladxaawo ,si uu kala hadlo arrimaha kenay xiisada inay kadhalato.

Hoos kahdgegayso Wariye Cabdulqaadir irshaad oo Warbixintan Muqdisho Kaso diray

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a4b2c9b0201006e350d1749/Warbixin++ku++saabsan+Darbiga+kenya+++daljir+.MP3?_=1
Exit mobile version