Madaxweyne Xaaf: “Nabadeyntan Gaalkacyo waa rasmi kii ka horyimaadana madaxaa laga garaacayaa” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Madaxweyne Xaaf: “Nabadeyntan Gaalkacyo waa rasmi kii ka horyimaadana madaxaa laga garaacayaa” (dhegayso)

Madaxweyne Xaaf oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir, una warramay Jamaal Faarax Aadan ayaa si yadadiilo leh uga hadlay nabadeynta Gaalkacyo. Xaaf a

Puntland oo xaalad dagaal gashay iyo awaamiirta Guddiga Difaaca (Qaybtii 2aad)
Kenya oo soo bandhigtay sawirka sarkaal ka tirsan Shabaab oo loo haystay in uu ku jiray gacanta sirdoonka DFS
Madaxweyne Farmaajo: “Geeddi-socodka dowladnimadu waa mid u baahan midnimo, wadatashi iyo isutanaasul” (sawirro)

Madaxweyne Xaaf oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir, una warramay Jamaal Faarax Aadan ayaa si yadadiilo leh uga hadlay nabadeynta Gaalkacyo. Xaaf ayaa tilmaamey in dadku bislaadeen, kana daaleen xume-wadaha, haddana Gaalkacyo jid kasta milateri la dhigayo, milateri Soomaaliyeed, kii nabadda ka horyimaadana “madaxaa laga garaacayaa.”

Hoos ka dhegayso.

Nabadeynta Gaalkacyo: Waraysiyo Taliye Gorod, Taliyaha Guud ee XD & Taliye Siciid Dheere, Puntland (dhegayso)

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: