Nabadeynta Gaalkacyo: Waraysiyo Taliye Gorod, Taliyaha Guud ee XD & Taliye Siciid Dheere, Puntland (dhegayso)

Waraysi gaar ah oo Radio Daljir la yeeshay Taliyaha Guud ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Taliyaha Ciidamada Puntland, ayaa labada taliye ka hadleen nabadeynta cusub ee Gaalkacyo oo noqon doonta mid ay gacanta ku hayaan ciidamada Xoogga Dalka ee DFS. Waraysiga labada taliye ayaa ayidey waraysi kan wax yar ka horreeyey oo Radio Daljir la … Continue reading Nabadeynta Gaalkacyo: Waraysiyo Taliye Gorod, Taliyaha Guud ee XD & Taliye Siciid Dheere, Puntland (dhegayso)