Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Xaaf: “Nabadeyntan Gaalkacyo waa rasmi kii ka horyimaadana madaxaa laga garaacayaa” (dhegayso)

Madaxweyne Xaaf oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir, una warramay Jamaal Faarax Aadan ayaa si yadadiilo leh uga hadlay nabadeynta Gaalkacyo. Xaaf ayaa tilmaamey in dadku bislaadeen, kana daaleen xume-wadaha, haddana Gaalkacyo jid kasta milateri la dhigayo, milateri Soomaaliyeed, kii nabadda ka horyimaadana “madaxaa laga garaacayaa.”

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a35cde60a0100914cbeafd8/Wareysiga+Madaxweynaha+Galmud+Axmed+Ducaale+Geele+Xaaf.mp3?_=1

Nabadeynta Gaalkacyo: Waraysiyo Taliye Gorod, Taliyaha Guud ee XD & Taliye Siciid Dheere, Puntland (dhegayso)

 

Back to Home page