Nabadeynta Gaalkacyo: Waraysiyo Taliye Gorod, Taliyaha Guud ee XD & Taliye Siciid Dheere, Puntland (dhegayso)

Nabadeynta Gaalkacyo: Waraysiyo Taliye Gorod, Taliyaha Guud ee XD & Taliye Siciid Dheere, Puntland (dhegayso)

Waraysi gaar ah oo Radio Daljir la yeeshay Taliyaha Guud ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Taliyaha Ciidamada Puntland, ayaa labada taliye ka hadleen nabadeynta cusub ee Gaalkacyo oo noqon doonta mid ay gacanta ku hayaan ciidamada Xoogga Dalka ee DFS.

Waraysiga labada taliye ayaa ayidey waraysi kan wax yar ka horreeyey oo Radio Daljir la yeeshay Madaxweyne Xaaf.

Madaxweyne Xaaf: “Nabadeyntan Gaalkacyo waa rasmi kii ka horyimaadana madaxaa laga garaacayaa” (dhegayso)

Taliye Siciid Dheere, Taliyaha Ciidamada Puntland, ayaa ku daray in nabadeyntan “gacanta la isula tagayo” taas oo uu ula jeeday in gacanta la saarayo nabadeynta oo aysan ahaan doonin mid “hadal looga haro” ama “inta laga qadeeyo miiska qadada looga kaco.”

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com