Xilal la Xayuubiyey

HomeWararka

Xilal la Xayuubiyey

Maamulka   gobolka Benaadir ayaa xilkii ka qaaday  15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub ah kuwaas oo bedelaya kuwii xilka laga qaaday. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane yaa ku dhawaaqay digreetada ka soobaxday xafiiska Gudoomiyaha gobolka. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5925a4ef020100b4e4715cd1/Afayeenka+Gobolka+Banaadir+.mp3

Degdeg: Saadaq John oo xilki laga qaaday
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabiley Wafti Ka Socdey Hay’ada UNFPA (Sawiro)
DAGAALKA SANGAJABIYE & SAAXMEEGAAG OO LAGA SOO SAARAY BAAQ NABADEED, XILI UU XOOGEYSTAY (daawo)

Maamulka   gobolka Benaadir ayaa xilkii ka qaaday  15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub ah kuwaas oo bedelaya kuwii xilka laga qaaday.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane yaa ku dhawaaqay digreetada ka soobaxday xafiiska Gudoomiyaha gobolka.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: