Degdeg: Saadaq John oo xilki laga qaaday

Degdeg: Saadaq John oo xilki laga qaaday

Wararka naga soogaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq John oo maanta is hortaag ku sameeyay kulankii baarlamaanka Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa goor dhwayd xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan.

Xilkan waxaa loo magaacabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejada Gaashaanle Sare.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com