HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xeer ilaaliyaha Soomaaliya oo kahadlay dacwadda Badda.

Hague, Sep 19 2016--Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay rajo weyn ka qabto in ay guul ka gaarto dacwada kala dhaxeysa dowladda Kenya.

Khaliif Ciise Mudan oo loo dhaariyey xilka wasiirka amniga oo maalmo ka hor loo magacaabay.
Axmed Madobe oo Kismaayo lagu soo Dhaweeyay
Kooxda Al-shabaab oo qarax ka dhacay ceel-waaq ku dilay askar ka tirsan dowladda iyo dad rayid ah

Hague, Sep 19 2016–Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay rajo weyn ka qabto in ay guul ka gaarto dacwada kala dhaxeysa dowladda Kenya.

Axmed Cali Daahir ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in dadka Soomaaliyeed ay dowladda u muujiyaan kalsooni madaam dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay in ay difaacdo dhulkooda.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0