DHEGEYSO-Xeer ilaaliyaha Soomaaliya oo kahadlay dacwadda Badda.

Hague, Sep 19 2016–Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay rajo weyn ka qabto in ay guul ka gaarto dacwada kala dhaxeysa dowladda Kenya.

Axmed Cali Daahir ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in dadka Soomaaliyeed ay dowladda u muujiyaan kalsooni madaam dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay in ay difaacdo dhulkooda.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com