DHEGEYSO-Dacwadda badda ee udhexeysa Kenya iyo Somalia oo Holland ka furmaysa.

Holland, Sep 19 2016–Wadanka Holland ayaa maanta waxaa ka furmaya dacwad la xiriirta muranka badda ee u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo ay dhegeysan doonto maxkamad caalami ah.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo katirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay madaxda dowladda Soomaaliya ay raja weyn ka qabaan in ay ku guuleystaan dacwada Badda ee kala dhaxeysa Kenya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com