DHEGEYSO-Madaxweynaha Soomaaliya oo kahadlay muranka badda.

Muqdisho, Sep 19 2016–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dacwada ee badda ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo sidoo kale Kenya.

Madaxweynah Soomaaliya ayaa sheegay  in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin in hal taako oo ka mid ah badda Soomaaliya ay qaadato dowladda Kenya, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ay Soomaaliya ay leedahay badda lagu murmaayo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com