7qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay degmada Wanla-weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose (dhegayso)

HomeWararka

7qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay degmada Wanla-weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Degmada wanla-weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta waxaa ku dagaalamaya laba beelood oo dhowr jeer oo hore ku dagaalamay. inta laxaqiijiyay

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Laamaha Hay’addaha UN-ka ee Puntland (Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Madaxweyne Mustafe Muxumed oo safar ku maraya Qabri Dahare

Degmada wanla-weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta waxaa ku dagaalamaya laba beelood oo dhowr jeer oo hore ku dagaalamay.

inta laxaqiijiyay dagaalkan ayaa waxaa ku dhintay 7 qof oo labada dhinac kamid ah, waxaana la soo sheegayaa in dhaawaca uu kor udhafay ilaa iyo 15 qof.

Xaafadaha qaar ayaa la soo sheegaya in dadku ay isaga barakaceen kadib markii uu dagaalku uu aad xoogaystay.

Agaasimaha radio Wanla-weyn Ismaaciil Khaliif Axmed ayaa Daljir uga waramay dagaalkaasi ka dhacay degmada wariye Jaamac Cabdiraxmaan ayaa waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: