1 89 90 91 92 93 528 1092 / 6335 POSTS
Raiisul wasaare Ku Xigeenka DFS oo kawarbixiyeey Shir uu kaga qayb Galay Masar  (dhegayso)

Raiisul wasaare Ku Xigeenka DFS oo kawarbixiyeey Shir uu kaga qayb Galay Masar (dhegayso)

Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumada Fadaraalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar iyo wafdi ay ka mid yihiin Wasiiru dowlaha arrimaha di [...]
Taliska Ciidanka Booliska oo Shacabka Ugu Baaqay inay Ciidamadda Amaanka la shaqeeyan (dhegayso)

Taliska Ciidanka Booliska oo Shacabka Ugu Baaqay inay Ciidamadda Amaanka la shaqeeyan (dhegayso)

Ku simaha taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ahna taliye ku xigeenka ciidankaas Genaraal Muqtaar Xuseen Afrax aya ugu baaqay Shacabka soomaaliye [...]
Ciidamo AMISOM katirsan oo la geeynayo Magaalada Cadaado

Ciidamo AMISOM katirsan oo la geeynayo Magaalada Cadaado

Boqolaal Askari oo ka mid ah Ciidamada Dalka Jabuuti ayaa la xaqiijiyay in ay dhawaan soo gaari doonaan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maam [...]
Mareykanka oo sheegay duqayn inuu ku dilay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab

Mareykanka oo sheegay duqayn inuu ku dilay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab

Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay duqayn xagga cirka oo ay ka fuliyeen Soomaaliya inay ku dileen dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo ku su [...]
C/qawi Axmed Yuusuf oo loo doortay garsooraha maxkamadda cadaaladda adduunka

C/qawi Axmed Yuusuf oo loo doortay garsooraha maxkamadda cadaaladda adduunka

C/qawi Axmed Yuusuf oo ah muwaadin dhalasho ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa noqday garsooraha Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee fadhigeedu yahay mag [...]
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 31aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 31aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (E [...]
Xubintii Ciyaaraha: Philippe Coutinho ma Barcelona mise PSG? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Philippe Coutinho ma Barcelona mise PSG? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Kooxda Barcelona ayaa Liverpool kala hadli doonta ciyaaryahanka reer Brazil ee Philippe Coutinho. Coutinho [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle ka soojee [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalj [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka sooje [...]
Kulan looga hadlayeey Malgashiga Ganacsiga oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso)

Kulan looga hadlayeey Malgashiga Ganacsiga oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso)

Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxaa maanta lagu kulan ku saabsan Maalgashiga Bangiyadda Ganacsiga Somalia ,waxaana ka qayb galay masuuliyin k [...]
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amniga Xuduudaha Puntland, Siyaasad Wadaagga iyo Arrimo Kale.

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amniga Xuduudaha Puntland, Siyaasad Wadaagga iyo Arrimo Kale.

Golaha wasiirada xukumadda Puntland oo maanta yeeshay Kulankoodi khamiislaha ahaa waxaana looga hadlay xaaladda Amniga xuduudaha Puntland iyo faragali [...]
1 89 90 91 92 93 528 1092 / 6335 POSTS