Raiisul wasaare Ku Xigeenka DFS oo kawarbixiyeey Shir uu kaga qayb Galay Masar (dhegayso)

Raiisul wasaare Ku Xigeenka DFS oo kawarbixiyeey Shir uu kaga qayb Galay Masar  (dhegayso)

Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumada Fadaraalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar iyo wafdi ay ka mid yihiin Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, wasiir ku xigeenka dhalinyarada iyo ciyaaraha iyo agaasimaha waaxda carabta ee wasaarada arimaha dibada oo mudo Saddax cisho ku sugnaa magaalada Sharma sheikh halkaas oo ay uga qeyb galayeen shirka dhalinyarada caalamka ayaa ka warbixiyay shirii uu ka qeyb galay.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumada fedaraalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar oo la hadlay warbaahinta ayaa marka hore u mahad celiyay safaaradda Soomaaliya ee Masar wuxuuna ka warbixiyay kulamadii uu la yeeshay madaxweynaha Masar C/fitaax Siisi iyo Ra’iisul wasaaraha Masar Sharif ismaaciil Maxamed intii uu ku sugna magaalada Sharma sheikh.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com