Taliska Ciidanka Booliska oo Shacabka Ugu Baaqay inay Ciidamadda Amaanka la shaqeeyan (dhegayso)

Taliska Ciidanka Booliska oo Shacabka Ugu Baaqay inay Ciidamadda Amaanka la shaqeeyan (dhegayso)

Ku simaha taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ahna taliye ku xigeenka ciidankaas Genaraal Muqtaar Xuseen Afrax aya ugu baaqay Shacabka soomaaliyeed in ay Ciidamada kala Shaqeeyan Sugida amniga dalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in wadaShaqeynta Ciidanka iyo Shacabka ay sahli karto in ay Ciidamadu ay si wanagsan ula dhaqmaan Shacabka taasna ay ka Go’an tahay ciidanka Booliiska Soomaaliya.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com