Kulan looga hadlayeey Malgashiga Ganacsiga oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso)

Kulan looga hadlayeey Malgashiga Ganacsiga oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso)

Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxaa maanta lagu kulan ku saabsan Maalgashiga Bangiyadda Ganacsiga Somalia ,waxaana ka qayb galay masuuliyin kala duwan ,kulankan ayaana kadhacay jaamacadda Badda Cas Boosaaso

Madaxa Xafiiska Bulshadda Jaamacadda Badda Cas Cali Xaaji oo Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay muuhiimmadda Kulanka maanta Boosaaso kadhacay.

Waraysiga waxaa la yeelatay Cali Wariye Deeqo laddan oo Xarunta Boosaaso joogta

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com