14 ka Midah Xarakada Al shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Bariire

14 ka mida Xarakada  Al shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Ciidanka Bariire ayaa khasaare u gaystay malayshiyadii Al shabaab ee werarka soo qaaday .

General Yuusuf  Raage Odaywaa Taliyaha Ciidanka lugta ayaa warbaahinta u xaqiijiyey dhimashada 14 ka mid ah Xarada Al Shabaab ee weerarka ku soo qaaday  Bariire .

Deegaanka Bariire ayaa dhawaan Al Shabaab kala wareegtay Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Danab, oo halkaas  hawlgalo ka sameeyey.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com