Dad shacab ah iyo Ciimadamo ayaa lagu Dilay Iska Horimaad ka dhacay Khartuum

HomeWararka

Dad shacab ah iyo Ciimadamo ayaa lagu Dilay Iska Horimaad ka dhacay Khartuum

4 qof oo shacab ah iyo Gaashaanle ka tirsan Ciidanka Milliteriga ayaa lagu dilay iska Horimaadkaasi  oo ka dhacay  saacado kadib , markii Golaha Milli

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Saldhigga Booliiska Xamar Weyne
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYEYAASHA MAXKAMADDA RAFCAANKA IYO MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR
Waxgaradka Buhoodle oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha dhumay ku dagaalamaya (dhegayso)

4 qof oo shacab ah iyo Gaashaanle ka tirsan Ciidanka Milliteriga ayaa lagu dilay iska Horimaadkaasi  oo ka dhacay  saacado kadib , markii Golaha Milliteriga  ee maamulka dalkaasi haya iyo Hoggaamiyayaasha Dibadbaxayaasha heshiis ka gaareen Nidaamka kala-guurka .

Kooxo hubaysan ayaa la sheegay inay weerareen ciiddan iyo dibadbaxayaal ku sugnaa duleedka Xarumaha  dhexe ee Taliska Milliteriga Magaalada Khartuum .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: