HomeUncategorized

Zakariye X. Siciid, agaasimaha Jaamacada Maakhir, Badhan oo ka xog waramay dhismaha & hawlaha jaamacada.

Bossaso, Aug 29 – Hawlaha jaamacada Maakhir ee fadhigeedu yahay magaalada Badhan ee gobolka Haylaan ayaa bilaabanaya bisha Octoobar. Jaamacada oo ka kooban tiro kulliyado ah ayaa lagu furi doono kulliyadaha Waxbarashada & Sanaacada Teknoolajiyada. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Turkiga oo xoojinaya sii socoshada wada-hadalkii Soomaaliya iyo Somaliland ee ay marti-geliyeen
RW Cumar Cabdirashiid oo lagu wado in uu Maanta Booqdo Kismaayo
RW Saacid ?howlaha siyaasadda waan ku sii jiri doonaa wax badana waan u qaban doonaa dalka?

Bossaso, Aug 29 – Hawlaha jaamacada Maakhir ee fadhigeedu yahay magaalada Badhan ee gobolka Haylaan ayaa bilaabanaya bisha Octoobar. Jaamacada oo ka kooban tiro kulliyado ah ayaa lagu furi doono kulliyadaha Waxbarashada & Sanaacada Teknoolajiyada.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: