Xulashada Daljir iyo Axmed Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

HomeWararkaXULASHADA DALJIR

Xulashada Daljir iyo Axmed Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma

Dowladda kenya oo Soomaalida u soo jeedisay Visaha dal ku galka
Kaluumaysatada Laasqorey oo Kaso Horjeestay War Kaso Baxay Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland (dhegayso)
Puntland oo ku dhawaaqday Dagaal ka dhan ah Firqa dimeedka Takfir (Daawo)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Maxamed Cabdi Maxamed (Laki Man)

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • ali omar 7 years ago

    daljir wararka waxay kasoqaada bada gunteeda daljir wararkeedana aad baan u xiseeya
    waxana sodhawaynana shirkadkasta oo taagerta soda go list elev communication company

  • faadumo 7 years ago

    badaheenu waxala daalaadhacayaan burcad maraakiib jariif ah waan soo dhawanyaa shirkaa

DISQUS: