Xukumadda Somaaliya oo Samaynaysa Garyaqaano lasocda dhibka Wariyaasha

HomeWararka

Xukumadda Somaaliya oo Samaynaysa Garyaqaano lasocda dhibka Wariyaasha

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Xeer ilaalinta iyo Garsoorka ay ka wada haldeen sidii G

Xildhibaano gaashaanka u daruuray ganaaxa 15ka Xildhibaan ee looga joojiyay kulamada baarlamaanka (daawo)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo Xilalka u kala wareejiyay Wasiirkii Hore iyo Wasiirka Cusub ee Warfaafinta
Sadex Wiil oo walaalo ah oo lagu dilay hoygooda oo ku yaala Muqdisho

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Xeer ilaalinta iyo Garsoorka ay ka wada haldeen sidii Garyaqaano u gaar ah loo sameeyo si ay u dabagalaan dadka dhibaateeya Wariyayaasha.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Marnaba Xukuumadda Soomaaliya aysan ogolaan doonin in la dhibaateeyo Wariyayaasha sidaas darteedna Guddigaan loo sameyn doono in aan laga harin dhibaateeyaha Wariyaha.

Waxa uu sheegay in tani y sahleyso in aan laga harin dadka dhibaatada geysa marka laga reebo qofkii kiiskiisa la ogaan wayo ama meel kale gala.

Ugu dambeyn wax uu Wariyayaasha Soomaaliyeed ku dhiirageliyay in qof walba oo dambiile ah Maxkamada la soo taagi doono sigaar ah qofkii Wariye dhibaateeya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: