Ciidamadda Jubbaland oo qaadaya Weraar kadhan ah Alshabaab

Wasiirka Amniga Dowlad gobaleedka Jubbaland C/Rashiid Janan oo Warbaahinta la hadlayeey ayaa sheegay inay dhawaan qaadi donaan weraar xoogan oo lagula dagaalamayo alshabaabta ku sugan gobalka Gedo.

Wasiir Janan ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubaland.Madaxweynaha Dowaldda Federaalka iyo isaga oo ah Wasiirka amnigaba ay ku dhawaaqeen dagaal ka dhan ah Al-shabaab ciidam,adaasna laga doonayo in ay dhaqsi u howlgalaan.

Waxaa uu sheegay in Ciidamada hadda tababarka loo soo xiray kuwii ka horreeyay ay Al-shabaab kala wareegeen Xarunta Gobolka Gedo ee Garbahaarreeya,haddana loo baahanyahay Cidamada tababarka loo xiray in ay Al-shabaab kala wareegaan degmooyinka kale ee Gobolka Gedo ay ka maamulaan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com