Alshabaab oo sheegay inay dileen Ciidamo Maamulka Koonfur Galbeed Katirsan

Alshabaab oo sheegay inay dileen Ciidamo Maamulka Koonfur Galbeed Katirsan

Al-Shabaab ayaa Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku qoreen in ay Askar ka tirsan Ciidamda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku dileen gobolka Bakool.

Waxa ay sheegeen in ciidamadaas xili ay marayeen inta u dhaxeysa Magaalooyinka Xudur iyo Bardaale ee Gobolka Bakool ay Wadada u galeen taas oo keentay in ay dilaan ilaa 5 askari sida ay hadalka u dhigeen.

Al-Shabaab waxa faah faahin dheeraad ah maka bixin weerarkaas ay sheegeen in ay ku qaadeen ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com