Xubintii Ciyaaraha: Waa Mar Kale iyo Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Waa Mar Kale iyo Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka qaarada Yurub ugu xiisaha badan ee Champions League, heerka guruubyada.

Dhankaas iyo Isbeyn, kooxda Real Madrid ayaa u muuqata in ay ku guuldarraysatay ciyaaryahanka lagu magacaabo Harry Kane, laakiin waxay isku dayi doonta wiilka da’da yar ee kooxda Manchester United, Marcus Rashford.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

   

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com