Xubintii Ciyaaraha: Tottenham Hotspur 2-0 una tabarsheegatay Man United (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Tottenham Hotspur 2-0 una tabarsheegatay Man United (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL -  Share Your World Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan horyaa

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Chelsea fkf Roma? (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Ciyaaraha Gobolada oo Kismaayo ka Furmaya (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, kooxda Tottenham Hotspur ayaana guul raaxo leh ka gaadhay Manchester United. United ayaa kalsooni dheeri ah ku qabtay ciyaaryahanka qaaliga ah ee Alexis Alejandro Sánchez, laakiin Alexis maanta waxba ma uu soo kordhin.

Dhanka koobka Boqorka Spain, hal kulan ayaa laga ciyaari doona oo Barcelona ayaa lugta hore ciyaar xiiso badan laga filayaa in ay ku soodhaweyn doonta Valencia.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: