Xubintii Ciyaaraha: Chelsea fkf Roma? (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Chelsea fkf Roma? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League, heerka guruubyada. K

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yusuf (Dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League, heerka guruubyada. Kooxaha sannadka horyaalka Ingiriiska koobkan u matalaya ayaa soo bandhigay kubbad aan horay looga baran 5 sano ee ugu danbaysay.

Dhanka kale, waxaa la ciyaari doona kulamo kale oo ka tirsan koobka UEFA Champions League, heerka guruubyada, sida ay ballantu tahayna kooxda reer London ee Chelsea ayaa kulan aad u adag la ballansan dhiggeeda As Roma.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

       

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: