Xubintii Ciyaaraha: Ciyaaraha Gobolada oo Kismaayo ka Furmaya (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Ciyaaraha Gobolada oo Kismaayo ka Furmaya (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Kooxda Real Madrid ayaa warbixin caafimaad ka soo saartay dhaawicii Sergio Ramos ka soo gaadhay kulankii Madrid Derby. Real Madrid ayaa sheegtay in Sergio Ramos uu lafta sanka ka jabay, lana daaweynayo.

Tartankii kubadda cagta ee maamul Goboleeyada dalka ayaa la isku raacay inuu ka furmo magaalada Kismaayo. Go’aankaan ayaa yimid kaddib shir labo cisho qaatay oo lagu gorfeeyey sidii dib loogu bilaabi lahaa ciyaaraha gobolada.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

  

  

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com