Xubintii Ciyaaraha: Tottenham 2 – 3 West Ham (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Tottenham 2 – 3 West Ham (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Madaxweynaha kooxda PSG, Nasser Al-Khelaifi, ayaa ka soo hormuuqday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalka Switzerland kaddib markii loogu yeedhay in uu ka jawaabo su’aalo musuqmaasuqa ciyaaraha la xidhiidha.

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka Carabao Cup oo horay loogu yaqiinay League Cup-ka Ingiriiska. Kooxda Tottenham Hotspur ayaa si fuduud uga hadhay koobkan ka dib guuldaro ay kala kulmeen dhiggooda West Ham United.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

              

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com