Xubintii Ciyaaraha: Manchester City oo Xargo Goosatay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Manchester City oo Xargo Goosatay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester City ayaana hadda kali ku ah hoggaanka horyaalka Ingirsiiska. Dhanka kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa ayagu la kulmay guuldarooyin aysan marna filayn.

Dhanka horyalka Spain kulamo xiiso badan ayaa laga ciyaaray, saddexdii kooxood ee sannadihii ugu danbeeyey ku tartamay horayaalka ayaana wada ciyaaray.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

                    

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com